Sargaal ciidamada Puntland ka tirsan oo dilay Wadaad mu’adiin ka aha masaajid Garoowe ku yaalla.

Magaalada Garoowe waxaa saaka ka dhacay shil aad u layaab badan oo dadka deeggaanku aad uga argagaxeen. Wadaad mu’adiin ka aha masaajid ku yaalla magaalada Garoowe ayaa waxaa ku dhex toogtay masaajidka
dhexdiisa isagoo ku sugan qur’aana akhrisanayaa Sargaal ka tirsan ciidamada Puntland oo sheegay inuu wadaadku subax kasta hurdada ka toosiyo isagoo xoog u aadimayaa salaadda arrooryo

Ninka falka gaystay ayaa illaa hadda aan sharcigu qaban magaciisana waxaa lagu sheegay Cabdullahi Ismaaciil. wadaadka u dilay ayaa lagu magacaabi jiray Macallin Cali waxaana u aha shiikh arday badan soo saaray magaalada Garoowena muddo dheer ku noola.

Falkan ayaa noqday mid aad looga hadal hayo maanta magaalada garoowe ee caasimadda u ah maamul gobolleedka Puntland

Sirqarsoon@Gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s