Haween lagu dilay magaalada Muqdisho

Xalay iyo saaka arroornimadii waxaa siyaabo kala duwan magaalada Muqdisho loogu toogtay Haween. Subaxnimadii saaka waxaa lagu dilay degmada Dharkeenlay gabar lagu magacaabi jiray Foosiya Jamaal Xassan Hilowle iyadoo sidoo kale lagu
dhaawacay isla weerarka Walaasheed Shankaroon Jamaal iyo nin dareewal ka ahaa Mooto Bajaaj ay saarnayeen. 

image

Habeenimadii xalay iyadana waxaa lagu dilay degmada hodon ee gobolka Banaadir Cibaado Cabdi Kaahiye oo ku magac dheereed “Cibaado Cagla”  waxay ka mid ahayd haweenka u ololeeya Nadaafadda iyo horumarka degmada. Da’deeda waxay ka badneed 70 sanno.

Dilalka Haweenka ayaa ahayn mid ku cusub kooxaha Argagaxisada Nabad-diidka ah iyagoo mar kasta bartilmaameedsada dadka ay is leeyahiin bulshada ayay wax u qaban. 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s