Eng Cumar Dheere Oo Gaalkacayo lagu dilay

Waxaa magaalada Gaalkacayo lagu dilay caawa Allah ha u Naxariiste Eng Cumar Dheere, Marxuumka ayaa ka mid ahaa ganacsatada gobolka mudug waxaana la toogtay isagoo ka soo baxay salaada makhrib caawa.

Cumar Cabdulle wuxuu ka mid ahaa odayaasha iyo Haldoorka magaalada Gaalkacayo. Marxuumka ladilay aya sidoo kale ka mid aha Macalimiintii Jaamaacadda Bariga Afrika faraceeda Gaalkacayo, wuxuu mar ka mid noqday Guddiga horumarinta gobolka Mudug kuwaas oo ciidankii ugu horreeyey ee madani ah ka aasaasay Gaalkacayo 2007.

Dilalka dadka wax ku oolka ah ayaa ka ah deegaanada gobolka Mudug kuwa iska caadiya iyadoo intaa badan aan lasoo qaban kooxaha dilka gaysta.

 

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s