Ardayda Wax ka barata dugsiyadda Soomaalilaan oo lacag ugu deeqay guddiga abaaraha

Madaxweyne ku xigeenka Soomaalilaan, Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Soomaalilaan isla markaana ah Gudoomiyaha Guddida Abaaraha ayaa lacag dhan $50,000 oo doollar ka Gudoomay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullahi Cali Habane.

deeqLacagta u Wasiirku guddoonsiyay Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa ugu deeqay guddigaabaaraha ardayda wax ka barata dugsiyada Soomaalilaan.

 

Dhowaan ayay ahayd markii dowladda Soomaaliya ugu deeqday abaaraha Soomaalilaan lacag dhan Hal milyan oo dollar.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s