Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay iyo Qarax ka dhacay magaalada

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Md. Xassan Sheekh Maxamuud ayaa dib  ugu soo laabtay caasimadda Muqdisho kaddib markii u maalintii shalay kaga qaybgalay dalka Jabuuti caleema saarkii Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle.

xassanImaanshaha Madaxweynaha ayaa ku soo beegmaysay iyadoo saaka afaafkahore ee xurunta ilaalada waddooyinka u ka dhacay qarax khasaaro gaystay.

 

Inta la xaqiijiyay 3 Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Ilaalada Waddooyinka ayaa ku dhintay, sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay 8 qof oo rayid ah kadib markii Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay lagu qarxiyay xarunta Taraafikada.

 

Kooxda Argagaxisada Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi. iyadoo ah kooxdani mid inta badan sheegata masuuliyada weerarada qaraxyada iyo dilalka magaalada Muqdisho ka dhaca.

 

 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s