Cabdiwali Gaas oo xilka ka qaaday Taliyaha Booliska Puntland kuna beddelay ina Adeerkii

Horjoogaha Puntland Cabdiwali Gaas ayaa wareegto uu shalay gelinkii dambe soo saaray xilka uga qaaday Taliyahii booliska Puntland Cabdirisaaq
Maxamuud Yuusuf “Afguduud” isagoo booskana u magacaabay Cabdiqaadir Ereg oo ay qaraabo yihiin.

image

Sidoo kale Horjooge Gaas ayaa xilka isagana ka qaaday Taliyahii Birmadka Afdalow.

Xil ka qaadista labada nin ayaa imaanaysa kadib dagaal ku dhexmaray magaalada Boosaaso gudaheeda oo ay ku dhaawacmeen masuuliyiin u Wasiirkii Amniga maamulka Puntland Cabdi Qarjab ka mid yahay ayna ku dhaawacmeen maleeshiyo ay kala woteen, sidoo kale hal ruux oo kale u ku dhintay 5 bishan aan ku jirno.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s