Diyaaradda Turkey Airline oo dib u billowday duulimaadkeedii Muqdisho

Shirkadda Diyaaraddaha Turkish Airline ayaa maanta dib u billowday Duulimaadkeedii Magaalada Muqdisho
, Diyaaradda laga leeyahay Turkiga ayaa joojisay duulimaadyadeeda caasimadda Soomaaliya kaddib qarax lala beegsaday 2 bishii Febaarayo ee sannadkan Shirkada diyaaradaha Daallo.

image

Dib uga hawlgelida shirkada Turkey Airline magaalada Muqdisho ayaa in badan noqotay mid farxadgelin dadwaynaha Soomaaliyeed oo hore dhib badan ugu qabay safaarada caasimadda.   

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s