Horjooge Cabdiwali Gaas oo magacaabay 74 Wasiiro iyo ku xigeeno iskugu jira

Horjoogaha Puntland Cabdiwali Gaas ayaa magacaabaya 74 Wasiiro iyo ku xigeeno iskugu jira, 19 Agaasime, isagoo sidoo kale beddel ku samayn Saraakiisha ciidanka maamul gobolleedka Puntland. Warar si hoose u soo gaaray Sirqarsoon.com ayaa sheegay inuu jiro khilaaf magcaabista Wasiirada ku sabsan oo dhextaalla horjoogaha iyo ku xigeenkiisa Cameey.

cabdiwali-gaasSaraakiisha ciidanka Horjooge Cabdiwali Gaas magacaabayo waxaa ka mid ah :- 

Axmad Ismaaciil “Shan-daqiiqo” Taliyaha Darawiishta ayaa loo magacaabaya.
CabdiSalan Xassan Xirsi Taliye xigeenka Booliska.
Cabdirisaaq Togax Taliye Xigeenka Booliska ee Saddexaad.
Beergerel ayaa loo magacaabaya Taliyaha qaybta gobolka Bari.

Dhammaan saraakiishan la magacaabayo iyo kuwa lagu beddelin ayaa ah kuwa hayb la waddaaga Horjoogaha Puntland. sidoo kale dadwaynaha reer Puntland ayaa isweydiin wasiirada tirada intaa leeg halka mushahar looga keeni doono iyadoo xilligan Puntland qaar wasiirada ka mid ah iyo shaqaalaha dowladdu sida ay u dhan yihiin aysan wax mushahar ah helin muddo sannad ku dhow.

 

 

Sirqarsoon@Gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s