Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiiykh Maxamuud oo baaq u diray beelaha ku dagaallamin Beladweyne.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiiykh Maxamuud ayaa ku baaqay in si sharuud la’aan ah loo joojiyo Dagaallada ka soo cusboonaaday Galbeedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

xasanXasan Shiiykh Maxamuud ayaa sheegay in xilligan aan loo baahneyn Dagaal sokeeye, waxuuna ugu baaqay dhinacyada halkaasi isku haya in wax walba ay ku dhameeyaan wada hadal.

 

 

“Maahan wax wanaagsan in la daadiyo dhiig Alle Dadka xaaraantinimeeyay” ayuu yiri Madaxweyne Xasan

 

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Jabuuti oo ku sugan baladweyne ayaan wax dhexgal ah ku samayn labada beelood ee ku dagaalamaya magaalada iyadoo dagaalka u yahay weli mid sii socda..

 

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s