Hanbalyo Meher Axmad Xaaji Bakiin iyo Farduusa Mire

bakiinWaxaan Halkaan Hanbalyo Meher uga diraynaa Saaxiibkeen Ahmed Haaji Bakiin iyo dumaashideen Farduusa Mire Cartan oo meherkoodu ka dhacay magaalada Darusalam ee dalka Tansaaniya 19 bishan Maajo

Waxaan lamaanaha leenahay isku waara ubad kheyr qabana kala hela “Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano”, Noqda reerkii lagu nastee lagu naggaado, guurkiina guur kheyr gurigiina guri negi guulow kayeel (Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax).

Waxaan Rabbi idiinka baryaynaa in Arooskiina uu ka yeelo mid ay midhihiisu noqdaan Farxad waarta, Nolol wanaagsan iyo Ubad Khayr qaba oo dadkooda, dalkooda iyo diintoodaba anfaca Idamka Eebbe.

Bahda Sirqarsoon waxay mar kale leeyahiin Mudane Axmad Xaaji Ibraahim Beeldaaje Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo.

 

 

Maamulka Warbaahinta Sirqarsoon.com

Sirqarsoon@gmail.com 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s