Obama oo booqanaya Heroshima

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa noqonaya Madaxweynihii ugu horeeyey ee Maraykan ah ee taga magaalada Heroshima
ee dalka Japan.

Magaaladdan Hiroshima ayaa ah goob ay Maraykanka ku rideen hubka Atomica ah intii lagu guda jiray dagaalkii labaad ee adduunka.

Barack Obama waxaa la socday ra’iisul wasaaraha Japan Shinzo Abe, wuxuuna xirmooyin ubax xusuus ah dhigi doona goobta ay diyaaradaha mareykanku ku rideen Bamki nukliyeerka ahaa.

Mashaqadii ka dhacday Hiroshima  waxaa ku dhintay 140 kun oo qofood. waxaa magaaladaasi la garaacay dagaalkii labaad ee aduunka ee 1945-tii

Sadax maalmood kaddibna Mareykanku waxey bam niyukler ah ku garaaceen  magaalada Nagasaki.

Obama ayaa sidoo kale booqday dalka Viatnam oo muddo dheer ay colaadi kala dhaxeysay Mareykanka.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s