Duqii Hore ee Gaalkacayo oo nin Itoobiyaan ah gurigiisi Garoowe ka xoogay.

siciidDuqii hore ee Waqooyiga Gaalkacayo Col. Siciid Cabdi Faarax ayaa sheegay inuu guri u ku leeyahay magaalada Garoowe nin Itoobiyaan ahi xoog uga haysto. ninka ayaa ka tirsan masuuliyiinta qunsuliyadda Xabashida ee Garoowe.