Warsaxaafadeed ka soo baxay beesha Cali Saleebaan ee Majeerteen

13346524_10208410258566896_6349953279682009865_nBeesha Cali Saleebaan~Majeerteen ayaa soo saartay Warsaxaafadeed maalinimadii shalay, kaas oo ay kaga hadashay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Midnimada beesha, wada noolanshaha beesha iyo beelaha kale ee la deegaanka ah, caleema saarka Beeldaajaha beesha Cali Saleebaan, iyagoo sidoo kale baaq u diray  qurba joogta dibaddaha kuwaas oo ay ku dhiirigelisay horumarinta deegaanada beeshu degan tahay madama Puntland ku fashilantay wax u qabashada deegaanada waa sidaa baaqa beeshu soo saartay lagu sheegaye.

 

Warsaxaafadeedka Beesha Cali Saleebaan

 

13332740_10208410258686899_8300577437951403987_n 1 2 13319941_10208410259606922_6850842108058237220_n 13321845_10208410259726925_2301866451795140870_n 13332740_10208410258686899_8300577437951403987_n 13339432_10208410259406917_2991650261165557923_n

 

 

13343149_10208410259166911_8677820599587665318_nSirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s