Feeryahankii caanka aha ee Maxamad Cali Kaalay oo geeriyooday.

hahaFeeryahankii qarnigan ugu caansanaa Maxamad Cali Kaalay ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Gobalka Arizona ee dalka Maraykanka sida ay xaqiijiyeen eheladiisu.

Maxamad Cali oo jirey Da’da 74 sanno ayaa maalmihan dambe laga dayrinaayey xaaladiisa caafimaad, waxayna wararku shegayaan inuu u geeriyooday xanuun xaga sambabada iyo neefsiga ka asiibay.

Allah ha u naxariisteKaalay ayaa Diinta Islaamka qaatay 1964 oo ahayd markii uu ku guulaystay abaalmarintiisii ugu horaysay, wuxuuna ahaa shaqsi si aada ugu faana Diintiisa.

Saddex jeer ayuu ku guulaystay abaalmarinta feerka culus ee Adduunka.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s