Gabar Wariye ah ayaa Muqdisho lagu dilay

image

Allaha u naxariisteeWariye Sagal Salaad Cusmaan oo ka tirsaneed shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan Waaxda Warbaahinta Qaranka
ayaa goor dhaweed kooxo ku hubeysan bustoolado ku dileen afaafka hore ee Jaamacadda Plasma oo ay dhigan jirtay.

Kooxaha falka geystay ayaa isla markiiba goobta dilka ka baxsaday,

Ciidamada amaanka ayaa iminka wada howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii falkaasi ka dambeeyay.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s