Alshabaab oo 43 Askari Itoobiya ka dishay

Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay ku dishay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan 43 ka mid ah ciidanka Itoobiya ee hawlgalka nabad
ilaalin u jooga Koonfurta Soomaaliya. 

Weerarka ayaa ahaa mid ismiidaamin iyo rasaas iskugu jiray, inkastoon faahfaahin dheeriya laga hayn weli.

Alshabaab ayaa dagaalkeedii u bedeshay muddooyinkan dambe weeraro gaadmo ah.

Faahfaahin la soco.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s