Cabdiwali Gaas oo sheegay in maxaabiista Alshabaab ee xabsiyadda Puntland ku jira la dili doono ”DAAWO”

cwewli-GaasHorjoogaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay dili doonan maxaabiista Alshabaab ee xabsiyadda maamul gobolleedka Puntland ku jira. hadalkan ayuu ka sheegay Horjooge Gaas magaalada Garoowe ee xurunta MGPL

 

Gaas ayaa si kulul uga hadlay dilka haweeney ay qaraabo yihiin oo lagu dilay habeen hore Waqooyiga magaalada Gaalkacayo taas oo lagu magcaabi jiray Dhudi Yuusuf Axmed, wuxuu sheegay in xubno ka tirsan kooxda AlShabaab ay ka buuxaan xabsiyadda Puntland, wuxuuna ku hanjabay in haddii ay shan ka dilaan ay iyagana labaatan ka dilayaan Alshabaab-ka xabsiyada uga buuxa, taasoo uu sheegay inay dhab ka tahay.

Hadalka kasoo yeeray Horjooge Cabdiweli Gaas ayaa meel ka dhac ku ah sharciga islaamka, qanuunka dunidda iyo xeerka maxaabiista dagaalka lagu qabto.


Yusuf Ali Adan

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s