Diyaaraddaha Maraykanka oo duqeymo ka gaysan Galgala

Diyaaraddaha aan duuliyaha lahayn ee dalka Maraykanka ayaa duqeymo xooggan ka gaysan Deegaanno u dhow tuulada Galgala, iyagoo halkaasi ku dilay dad rayid ah iyo weliba xoolo aad u tiro badan. Buuraha calmadow ayaa la soo sheegaya in duqeyntu ka socoto maalintii shannaad.

Goobjoogayaal ku sugan deegaanada Buuraha Galgala ayaa Warbaahinta u sheegeen inay duqeymuhu yihiin kuwo culus, iyadoo bartilmaameedka rasmiga ee diyaaraddaha aan ilaa hadda la aqoon.

Maamulka Puntland ayaa isagu wax hadal ah ilaa hadda ka soo saarin duqeynta loo gaysan dadwaynaha deegaanka Galgala.

Dadka Galgala ayaa la kulmayay weeraro tan iyo sannadkii 2010 kuwaas oo u muuqda kuwa isir nacayb ku dhisan dadkana lagu xasuuqayo.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s