Hey’adda UNHCR oo sheegtay in beesha caalamku ay ku guuldaraysteen maalgashiga Soomaaliya

Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR Filippo Grandi ayaa sheegay in beesha caalamku ay ku guuldarraysatay inay maalgelin ka samayso Soomaaliya, si fursad loo siiyo qaxootiga ku soo laabanaya waddanka.

Flippo ayaa hadalkan sheegay kadib markii uu shalay booqasho ku tagay xeryaha qaxootiga ee Dhadaab. isagoo soo indha indheeyay xaaladda qaxootiga Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya mudane Cabdisalaan Hadliye ayaa Radio Muqdisho u sheegay in madaxa hey’adda UNHCR ay kala hadleen sidii ay xuquuqdooda u heli lahaayeen qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xerada qaxootiga Dhadhaab.

Halkan hoose ka dhageyso hadalka wasiir hadliye

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s