Trump Oo Eedeyey Soomaalida Minisoota

rtrMurashaxa Madaxweynaha dalka Maraykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa ku eedeyey qaxootiga Soomaalida ee gobolka Minisoota inay doonayaan in ay ku biiraan ururka Argagaxisada ee Daacish.. Wuxuu sheegay Trump in dhammaan qaxootigu doonayaan inay ku biiraan kooxda Daacish.

”Soomaalida ugu badan ee qaxootiga ku ah Minisoota waxay doonayaan inay ku biiraan Daacish, Waa inaan xuduudaha adkaynaa…”

 

Trump ayaa ah nin looga bartay dhaleecaynta Muslimiinta, waxaana lagu eedeya islaam nacayb.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s