Gen. Gaafow oo loo magcaabay Taliyaha nabad sugida qaranka

GaafowMadaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa xilka ka qaadday Cabdiraxmaan Tuuryare taliyahii nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka isagoo u magcaabay xilkaasi Taliyahii hore ee la’aanta socdaalka Gen Cabdullahi Gaafow Maxamuud.

Madaxweynaha ayaa xilka qaadista taliyaha u cuskadey qodobada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka KMG, iyo isagoo tixgelinaya baahi la xiriirtey in isbeddel lagu sameeyo Hoggaanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka.

Isla Xeerkan ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha, ayaa waxaa si KMG ah xilka Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) , loogu magacaabay Gen Gaafow Maxamuud.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s