Xildhibaanada Galguduud Sare Oo Dhaliilay Waxqabadka Madaxweynaha Maamul Gobolleedka

Xildhibaano ka tirsan maamul gobolleedka Galguduud Sare oo shir ku yeeshay degmada Caabudwaaq ayaa dhaliilay waxqabadka madaxda maamulkooda iyagoo ku eedeyey arrimo ka baxsan wixii loo doortay. 

Waxay sheegeen in wixii ka dhaca deegaanka u masuuliyaddeeda qaaddayo hoggaanka maamulka, iyagoo deegaanada deriska la ah maamul gobolleedkana ka codsaday inay soo faragelin, haddii kale masuuliyadda wixii ka dhex dhaca dadwaynaha Galguduud Sare iyagu masuuliyadooda qaadi doonan.

Galguduud Sare ayaa ah maamul gobolleed bishii hore looga dhawaaqay Caabudwaaq, dad badan ayaana la yaabban khilaafka degdega ah ee soo kala dhex galay. 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

One thought on “Xildhibaanada Galguduud Sare Oo Dhaliilay Waxqabadka Madaxweynaha Maamul Gobolleedka

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s