Iimaam Masaajid Muqdisho lagu dhex toogtay

Waxaa caawa lagu dhex toogtay isagoo jameecadda masaajidka ka bixinaya salaadda Iimaam masaajid oo lagu magcaabo shiiykh Cumar Xuseen Xassan, Shiiykha ayaa

lagu dhex toogtay masaajidka Abuubakar ee degmada Xamarjabjab, wadaadka ayaa dadwaynaha muslimiinta ah ee masaajidka ku tukanayaa salaadda ka bixinayay, arrintan ayaa noqotay mid dad badan ku noqotay argagax.
Dilalka dadka rayidka ah iyo qaraxyada ayaa ah kuwa intaa badan kooxda Alshabaab sheegato inkastoon la aqoon dilka caawa cida ka dambaysay. Iyadoo wadaadkan u ahaa nin diinta faafiya sidaa la sheegayo oo uusan siyaasad gacan ku lahayn.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s