Gaari walxaha qarxa ka buuxan oo la doonayay in lagu weeraro Hotel MakkaAlmukarama oo la qabtay

Ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya ee NISA ayaa Qabatay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo la doonayay in lagu weeraro mid ka mid ah hotelada magaalada Muqdisho.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cabdufitaax Cumar Xalane ayaa Xaqiijiyay qabashada ninkaasi iyo dhagarta uu umada soomaaliyeed la damacsanaa ka hortagida ay ku sameeyeen Ciidanka NISA.

Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in ninka waday Gaariga ay ciidamda Gacanta ku dhigeen uu damacsanaa in uu weeraro Hotelka Maka AlMukarama oo shir uu ka socdo.”

Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay qorshaha dhicisoobay inkastoo Alshabaab ay ku caan tahay dilalka iyo qaraxyada noocan ah oo kii ugu dambeeyey bishii Ramadaan lala beegsaday hotel Naasahablood 1.

Sirqarsoon@Gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s