Murashax Xildhibaan ee gobolka Sanaag Mukhtaar Xamuurad oo baaq u diray Dadwaynaha

Md. Mukhtaar Xamuurad oo u taagan xildhibaanka golaha wakiilada ee maamulka Soomaalilaan iskana soo sharaxay gobolka Sanaag ayaa ugu baaqay dadwaynaha gobolkaasi inay isku diiwangeliyaan doorashada

ayna qaataan kaararka cod bixinta

Murashax Xildhibaan Mukhtaar Xamuurad ayaa bartiisa Facebook ku soo qoray sidan : Waxaan maanta ka qaybgalay xafladii daah furka diiwaan gelinta gobolka Sanaag ee ka dhacday beerta nuuura ee Ceerigaabo waxaan baaq u dirayaa shacabka aan murashaxa u ahay waxaan u sheegayaa in aynu wax badan tabanayno oo ina ka maqan shalayto markaan soo gaarnay aniga iyo waftigii aan wada soconay waxaan dadweynihii naso dhoweeyey u sheegay in waxbadan oo aynu saluugaanahay ay jiraan loona baahan yahay siwada jir ah in looga wada hadlo sikastaba ha ahaatee inkasta oo goobaha diiwan gelinta la Inaku yareey waxa aan talo ahaan soo jeedinayaa inaynu xooga saarno sidii tiro badan ay isu diiwaan gelinlahaayeen MAHADSANIDIN…”

Mukhtaar ayaa taageero badan ku leh bulshada gobolka Sanaag waxaana la filayaa inuu ku guulaysto xilka u doonayo ee Xildhibaanimo. 
Sirqarsoon@Gmail.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s