Shaqaalahii Muuqbaahiyaha Puntland oo Shaqada u joojiyay Mushahar la’aan.


Muuq baahiyaha afka maamul gobolleedka Puntland ku hadla ayaa qaybo ka tirsan Wariyeyaasha iyo farsamayaqanada waxay sameeyeen maalintii shaley 23 July, 2016 shaqo joojin kadib markii mushahar la’aan lasoo gudboonaatey.

Waxaa gabi ahaanba aan la baahin habeenkii xalay 23 July, 2016  wararkii ka bixi lahaa Muuqbaahiyaha sida warka baxa 6:00 makhribnimo, 8:00 fiidnimo iyo 10:00 fiidnimo kadib shaqo joojinta shaqalaaha. 

Puntland TV ayaa waxaa lasoo gudboonaatey hoggaan xumo taasoo sababey in shaqaalahii waayaan mushaharkoodii iyadoo dhinaca kale la dhunsadey gunooykooda, Agaasimaha ku meel gaarka ah ee Tvga oo lagu magcaabo Daahir Aflow ayaa la soo sheegaya inuu dhacay lacagahii shaqaalaha loogu talagalay. 

Horjoogaha Puntland Cabdiwali Gaas ayaa dhowaan u magcaabay nin lagu magcaabo Jamaal Yusuf Jibriil agaasimaha muuqbaahiyaha inkastoo ilaa hadda uusan shaqo gelin sababtana aan la aqoon. 


Sirqarsoon@gmail.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s