Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo la caleema saaray

ugaaskaUgaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa maanta lagu caleema saaray Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Caleemasarka Ugaaska ayaa waxaay ka soo qaybgalay Mas’uuliyiin dowladda Soomaaliya ka tirsan, Siyaasiyiin, duubab dhaqan iyo marti sharaf kale

Xafladaasi ayaa si wayn uga dhacday Garoonka Diyaaradaha ee loogu magacdaray Ambassador Cabdi Faarax Laqanyo, waxaana halkaasi laga dhisay aqal Soomaali, waxaana laga soo jeediyay khudbado kala duwan.

Guddoomiye ku xigeenka Barlamaanka Soomaaliya Mahada Cabdalla Cawad oo munaasabadaasi ka hadlay ayaa tilmaamay kaalinta doobabka dhaqanka looga baahan yahay, isagoo xusay in bulshada ay ku hogaamiyaan nabadda iyo horumarka.

Ugaaska oo goobtaasi ka hadlay ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed nabad iyo barwaaqo, iyo in gacmaha la is qabsado oo laga shaqeeyo midnimo dalka.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s