Cabdiraxmaan Faroole ”Muqdisho la iskuma aamini karo waa inaan ciidan ilaalo ah hela..”

Horjoogahii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ahna murashax u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa ka codsaday qaramada midoobay iyo midowga Afrika ciidamo ilaaliya marka u Muqdisho tago.

 

Faroole ayaa cabsi weyn ka muujiyay magaalada Muqdisho isagoo sheegay inaan la aamini karin ammaanka magaalada iyo beesha degan. wuxuuna codsaday ciidan Amisom ah.

”Muqdisho la iskuma aamini karo waa bahalo galeen ammaankuna wa mid xun waa inaan hela ciidan Amisom ka socda oo ilaalo ah” ayuu yidhi Cabdiraxmaan Faroole oo ah musharax xilka madaxtinimada Soomaaliya horena u aha horjoogaha maamul gobolleedka Puntland.

Warar hoose oo Sirqarsoon.com heshay sheegaya inuu Faroole doonayo ciidamo Itoobiyaan ah inay ku ilaaliyan Muqdisho inta doorashadu socoto.

Cabdullahi Yusuf Yey ayaa markii loo doortay Madaxtinimada Soomaaliya wuxuu dalbaday ciidamo Itoobiyaan ah, kuwaas oo Soomaaliya soo galay kalana kulmay diidmo wayn.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s