Gaas oo fanaanad ku kharash gareeyey 15 kun oo dollar

indho iyo gaasXafladii xalay u aqalkiisa magaalada Garoowe ku qabtay Horjoogaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa noqotay mid lacago aad u badan oo dadka Puntland ka baahan yihiin lagu kharash gareeyey fanaaniin dibadaha laga soo ijaartay.

Nasteexo Indho oo asal ahaan ka soo jeeda magaalada Garoowe ahna gabar Heesaha oo qaxootinimo ku joogta dalka Norway ayuu Cabdiweli Gaas hoosta u geliyay lacag dhan 15 kun oo dollar si ay uga heesto munaasabada 1 Agoosto oo u xalay ku qabsaday aqalkiisa.

Dad badan ayaa la yaabban hab dhaqanka horjoogaha Puntland, iyagoo su’aalo ka keenay in lacag intaas leeg shacbiguna ka baahan yahay canshuur ahaana iyaga looga qaaday ayna mudnayeen in wax loogu qabto loogu tuman looguna kharash garayn niiko iyo jaas aan waqtigooda la joogin.

 

Haybe Nugaal

Garoowe, Somalia

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s