Doorashada Madaxtinimada Oo muddo Bil ah dib u dhacday.

Gudoomiyaha guddiga hirgelinta doorashada Soomaaliya Cumar Cabdulle Dhagay ayaa shir jaraa’id oo u maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kaga dhawaaqay waqtiga doorashooyinka Madaxwaynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo xubnaha labada gole dhici

doonan. 

Cumar Maxamed Cabdulle dhegey ayaa sheegay in Doorashada xubnaha Aqalka sare ee dalka ay dhacayso 25 September sidoo kale Doorashada Xildhibaannada waxay dhacaysaa 24 September-10 Oktobeer ee Sanadkaan 2016

Ugu danbeyntii Gudoomiye Cumar dhagay ayaa ku dhawaaqay Doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka waxuuna sheegay in ay dhici  doonta 25 October , Sidoo kale waxuu halkaa ka sheegay in Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya iyaduna ay dhacayso 30 Okroober ee Sannadkan 2016.

Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa hore loogu ballansana 10 bisha September balse wawtigeedii xilligan muddo bil iyo bar ah ayay dib uga dhacaysa. 

Siqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s