Wadaadada Garoowe Oo Mamnuucay Bandhig faneed

Wadaadada Alictisaamka ee Garoowe ayaa u diidday fanaanada Nasteexo Indho  bandhig faneed ay ku qaban lahayd magaalada Garoowe iyo qaar ka mid ah deegaanada Puntland. 

Waxay sheegeen inuu fanku fisqi yahay aysana raalli ka ahayn in lagu qabto Garoowe ama deegaan Puntland ah. Iyagoo sheegay inay lacag siin doonan fanaanada balse aysan ka aqbali doonin banshig faneed.

Fanaanada oo ka soo jeeda magaalada Garoowe ayaa hudheelkii ay kiraysatay dib ugu soo celiyay lacagtii iyagoo u sheegay inaan lagu qaban karin bandhig faneed oo wadaadada Alictisaamku diiddeen. Warar Sirqarsoon.com heshay ayaa sheegay in fanaanadu xafadeeda xaflad ku qabatay inkastoo la sheegay in gurriga lagu dhagxiyay markii laga war helay. 

Puntland ayaan wax bandhig faneed ah lagu qaban madama wadaadada Alictisaamku awoodda sare leeyahiin oo amarkooda aan marna laga hor iman karin. 
Sirqarsoon@gmail.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s