Maamulka Khaatumo oo Shuruudo Adag Hor dhigay Somaliland.

Dhowaan ayay ahayd markii ay soo baxeen warar sheegaya in wada-hadallo u billowdeen maamulada Khaatumo iyo Somaliland kuwaas oo la doonin in lagu soo afjaro colaada muddada dheer ka taagneed gobolka Sool iyo degmada

Buuhoodle.

Haddaba Madaxwaynaha Khaatumo Prof  Cali Khaliif Galayr oo hore mar u soo noqday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya xilligii dowladdii Carta ee Cabdiqaasim Salaad Xassan ayaa wata labo shuruudood oo aad u adag aana la fileyn inay Somaliland aqbasho.

Waa marka koowaad: Somalililand qaa inay ka tanaasusha go’aanka ka go’itaanka Soomaaliya inteeda kale.

Waa marka labbaade: Beesha Duulbahaante ee Cali Khaliif ka soo jeedo deggana gobolka Sool iyo Degmada Buuhoodle waa inay helaan xaquuq la mid ah tan beesha Dhexe ee Isaaq oo iyadu xilligan u badan Somaliland.

 Labada qoddob ayaa noqon kara kuwa aan heshiis laga gaarin madama beesha Isaaq ee Somaliland awooddeeda haysta ku dooddeyso in Soomaaliya ay xasuuqday aysana la midoobi doonin.
Sirqarsoon@gmail.cim 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s