Guddoomiye Ilyaas Cadar Oo Muqdisho lagu dilay

bastooladGuddoomiye Waxeedka ka tirsana maamulka degmada Shibis ee gobolka Banaadir laguna magacaabi jiray Ilyaas Cabdulaahi Cadar ayaa toogasho lagu Dilay kadib markii uu ka soo baxay Masjid uu ku soo tukaday Salaada Jimcaha maanta.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Shibis ayaa u xaqiijiyay warbaahinta geerida marxuum Ilyaas Cadar.

Waxaa ay sheegeen in Dilkaasi ay fuliyeen dabley ku hubeysnaa bistoolado, kuwaasi oo dilka kadib goobta isaga baxsaday, sida ay sheegeen.

Magaalada Muqdisho ayaa muddooyinkan dambe waxaa ku soo badanaya Dilalka qorsheysan, iyadoo aanu jirin cid soo qabata Kooxaha ka dambeeya falalkaasi.

 

 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s