Maxamad Faarax Oo Markii Saddexaad billad Olympic ah ku Guulaystay


Orodyahan asalkiisu Soomaaliga yahay balse u orda kooxda boqortooyada Ingiriiska Maxamad Faarax ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee Biritish ah oo markii saddexaad ku guulaysta billadaha dahabka Olympic-ada.

Faarax oo 33 sanno jir ah ayaa difaacday horyaalka 10-ka kun ee mitir ee uu horay ugu guulaystay Olympicadii 2012-kii isagoo weliba dhulka ku dhacay balse ka soo kabsaday si dhaqso leh.

Mar kale ayuu orodka shanta kun ee mitir difaacan doonna Muxamad isagoo hore ugu guulaystay shanta kun iyo tobanka kun ee mitir Olymlicadii London 2012.

Sirqarsoon@gmail.com 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s