Cabdirisaaq Gantaal Oo la Dhaawacay

14051814_10205947065710845_2701693151615433469_nMagaalada Garoowe‬ waxxa habeen hore dhaawac halisa lagu gaarsiyay Cabdirisaaq Gantaal oo loo woday inuu noqdo Taliyaha Birmadka Puntland, kana mid aha saraakiisha ciidanka maamulkaasi, dhaawaca Gantaal ayaa salka ku haya aanno qabiil sidaa Sirqarsoon.com ay u sheegeen qaar ka mid ah eheladiisa.

Dhaawaca Sargaalkan oo la doonayay in la kharijiyo ayaa waxaa dilkiisu Salka ku Hayaa dil hore 14 Juulay 2013 ugu dhacay magaalada Qardho‬ halkaas oo waqtigaasi lagu dilay taliyahii ururka koowaad ee ciidanka Puntland Cabdi Jaamac Cilmi (Cabdi Dhagaf), kaddib rabshado ka dhashay sanaduuqdii doorashada ee u maamulkii Faroole‬ halkaas geeyey.

Gantaal ayaa dhaawac halis ah ka qaba isagoo Nolol iyo Geeri dhexeeya madaxa xabbad ayaa fadhida dhagtana xabbad ayaa goysey.. sagaalkan ayaa ah seediga Horjooge Cabdiwali Gaas, halka Ninka dilka u gaystay u ka soo jeedo dadka deegaanka magaalada Garoowe.

Dekannooyinka qaba’iilka iyo dilalka aargoosiga ah ayaa Wax caadiya ka ah deegaanada maamul gobolleedka Puntland.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s