Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo ka Xanaaqay hadal Madaxweynaha lagu ammaanay

hadliyeWasiirka Arrimaha Dibadda ‪#‎Somalia‬ Cabdisalaan Hadliye ayaa si caro leh uga jawaabay hadal ka soo yeeray safiirka waqtigu ka dhammaaday ee Jabuuti u fadhiyay dalka Soomaaliya oo maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyey magaalada Muqdisho.

Cabdisalaan hadliye ayaa si xanaaq ka muuqdo uga jawaab celiyay hadal odhanayay ”Xassan Shiikh Maxamuud weligaa hay xilka…..” Wuxuu yidhi isagoo ka jawaabaya ”Xooggeey ha hayo laakiin inuu dhaafo weeye ee ma rabno, inaan isa saxanaa rabaa waa Madaxweynahaygii inuu sii joogan rabaa balse weligaa hay maya maya ma shaqaynayso taasi.”

Madaxweynaha Soomaaliya ee xilligan Xassan Shiikh Maxamuud oo lagu eedeyo dowladdiisa Musuqmaasuq iyo sinnaan la’aan ayaa doonaya in mar kale xilka loo doorto inkastoo taasi tahay mid aad u adag. isagoo afartii sanno ee u xilka hayayna aan waxba ka fulin isbedeladii u ballanqaaday marku aha Murashaxa Madaxtinimada.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s