Gaas Oo Itoobiya ku wareejiyay Labo Maxbuus

cwewli-GaasHorjoogaha Puntland Cabdiweli Gaas ayaa saaka ka ambabaxay garoonka Konoko ee magaalada Garoowe, isagoo ku sii jeeda dhinaca dalka Itoobiya, Safarkiisa Addis Ababa ayaa Cabdiweli ku macneeyey mid ganacsiga iyo Xagjirnimada ay uga wada hadli doonan xukuumadda Addis Ababa ka dhisan.

Warar hoose oo Sirqarsoon.com  ka heshay dad diidday in magacooda la xuso ayaa sheegaya in Cabdiweli Gaas u hore ugu sii kaxeeyey dalka Itoobiya saddex Maxbuus oo mid Oromo yahay labada kalena Soomaali tahay kuwaas oo muddooyinkan dambe ku xirna xabsiga Magaalada Boosaaso laguna eedeynayay inay ka tirsan yahiin kooxaha mucaaradka ee dowladda Itoobiya ku kacsan.

Maaha markii ugu horreeysay ee Puntland u dhiibto dad maxaabiis ah dalka Itoobiya, balse arrintan ayaa ah mid soo laablaabatay.

Gaas ayaa la filayaa inuu Itoobiya ku sugnaado shanta cisho ee soo socota.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s