Guddoomiye ku xigeenkii Waqooyiga Mudug oo Qaraxyadii Gaalkacayo ku Eedeyey Galmudug

ssseeAxmed Muuse Nuur oo ahaa Guddoomiye ku xigeenkii Waqooyiga gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa isagoo la hadlaya idaacada Shabeelle ee magaalada Muqdisho wuxuu sheegay in weeraradii kooxda Argagaxisada Alshabaab ka fuliyeen shalay Waqooyiga Gaalkacayo laga soo agaasimay koonfurta magaalada Gaalkacayo oo Galmudug maamusho.

 

Wuxuu sheegay in Alshabaab saldhigyo ku leeyahiin koonfurta Gaalkacayo.

 

Inkabadan 30 qof ayaa ku dhimatay weeraradii shalay  ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo , Weerarkaasi oo masuuliyadiisa Alshabaab dusha u ridatay.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s