Wasiirka arrimaha Dibadda Somalia Oo ka mid ahaa Wasiirada la kulmay John Kerry

sssWasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye ayaa ka mid aha Wasiirada maanta kula kulmay  xoghayaha arrimaha dibadda dalka Maraykanka John Kerry magaalada Nayroobi ee dalka Kenya. halkaas oo Krrey ku joogay wadahadalo kula yeeshay Madaxda Kenya iyo kuwa gobolka Barriga Afrika.

Kulanka Kerry la qaatay Wasiiradda arrimaha dibadda lix dal oo ku yaalla geeska Afrika ayaa aha mid looga hadlayay la dagaallanka argagaxisada iyo ammaanka gobolka.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayay ka wada hadleen Xogyaha arrimaha dibadda Maraykanka la dagaallanka argagaxisada Alshabaab, Iyo xaaladda Koonfurta Suudaan.

Maraykanka ayaa cambaareeyey weerarkii argagaxiso ee shalay ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacayo.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s