Aadan Gadaale oo Marin-habaabin ku wadda mashruucii wadada EYL-GAROWE

Fadexaad iyo Jahwareer ayaa ka tagan mashruuci dhismaha wadada isku xirta EYL- GAROOWE, kadib markii Aadan gadaale uu hor istaag ku sameeyey wadaadii rasmiga ahayd ee Dawladi Siyad Barre iyo Talyaanigu u asteeyeen inay ahaato halka isku xiri doonta Eyl iyo Garoowe.

 Wadada saxda ayaa ka billaabata tuulada Libaaxo, iyada oo sii maraysa tulooyinka kala ah libaaxo, Far Xamur, Budunbuto Baarwayn, Qarxis . 

Waxaa muqaata Aadan gadaale in  wadadii isku dayaayo in uu ka dhigo Dangoroyo – Eyl, iyaddoo halkaas ay ku godomayaan tulooyin aad u baxaad weyn isla markaasna dhib ku ah deggaanka iyo qabdhismeedka jidka. 
Addan gadaale oo horay ugu soo fashimlay masajidki TORONTO Canada, isagga oo lacag badan faraqa ku shubtay xilligaan la joogana aan kalsooni badan lagu qabin in uu si sax ah u fulin karo barnamijkaas aan la isku raacsanayn.
 Arrintaan ayaa xiisad iyo colaad ka dhex abuurtay dadka walaalaha ee deggaanka wadda degan , dhawaan ayaa la billaabaya waddo kale oo cusub, isla markaasna ah wadadi sahankii talyaaniga ee laamiga dhisay u sida saxda ah ugu asteeyey in ay noqoto halka isku xiri doonta EYl iyo laamiga dheer ee dhex mara gobollada Puntland. 

Aadan gadaale oo ajandiisuhu yahay in u helo lacag u ku galo doroshada 2019 ee Puntland aya laga cabsi qabaa in uu lacagaha jaalliyada aan xogta badan hayn u isticmaalo si sharci darro ah madaama aysan arrintaasi ku ahayn ugub Mr Aadan oo hore loogu xasuusto dhac lacago masaajid ku yaalla Canada.
Qaasim Baradho 

Sirqarsoon@gmail.com