Askari, Ninkii Dilay Iyo Qof Shacab ah oo ku dhintay Suuqa Bakaaraha

bastooladUgu yaraan saddex ruux ayaa ku dhimatay kaddib markii nin bastoolad ku hubaysan oo la sheegay inuu kooxda Argagaxisada Alshabaab ka tirsan yahay u dilay askari ka tirsan ciidanka dowladda hoose ee degmada Hawlwadaag ee gobolka Banaadir.

Dhagarqabaha Alshabaabka ah ayaa bastoolad ku dhuftay askari ka tirsan ciidanka Minishiibiyada, ninkaasi falka gaystay ayaa isagana waxaa rasaas ku furay askari kale oo ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya, iyadoo rasaastaasi ay haleeshay qof kale oo shacab ah oo isaguna halkaasi ku dhintay.

Sidaas tirada falkaas ku dhimatay ayaa ah 3 qof oo Mid Askari yahay, midna u yahay Alshabaabka askariga Dilay  iyo qofka saddexaad oo ahaa qof shacab ah oo aagaas ku sugnaa.

Alshabaab ayaa ah koox argagaxiso oo dhiiga shacabka Soomaaliyeed xalaashatay.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s