Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo lacag laga xaday.

 Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in lacag laga xaday, Guddoomiyaha Bangiga dhexe Md. Bashiir Ciise Cali ayaa shir jaraa’id oo u Muqdisho ku qabtay ku sheegay in mid ka mid ah khanaad hayeyaashii Bangigu xaday lacag dhan shan boqol iyo soddon kun oo dollar ($530,000); ninka lacagta la sheegay inuu xaday ayuu sheegay Guddoomiyahu in illaa hadda aysan ogeyn meel u jaan iyo cirib dhigay.

Wuxuu sheegay Guddoomiyahu in lacagtaasi si tartiib tartiib ah looga saaray qasnada iyadoo badalkeeda la addeegsanayay lacago dollar ah oo been abuur ah.

Waa markii koowaad ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya sheego in lacago laga dhacay. 

Sirqarsoon + BBC 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s