Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Cadan ee dalka Yemen

yesUgu yaraan 40 ruux ayaa ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xarun mulatari oo ku taalla magaalada koonfureed ee Cadan, sida ay saraakiishu sheegeen, islamarkaana tobaneeyo kale ayaa ku dhaawacmay.

Saraakiisha waxa ay sheegeen

in qofka ismiidaamiyey uu baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyey ku dhuftay dhisme ay adeegsadaan ciidamada dowladda taageersan.

Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkii maanta dhacay.

Dalka Yemen ayaa waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya dowladda Sucuudigu taageero ee madaxweyne Abdu Rabu Mansour Hadi iyo maleeshiyadka Xuutiyiinta oo taageero ka hela dowladda islaamiga ah ee Iiraan.

Qaramada midoobay ayaa sheegtay in in ka badan 6,600 oo ruux ay ku dhinteen dagaallada Yemen sidoo kale halkaasi waxaa ka barakacay dad lagu qiyaasay labo milyan iyo bar.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s