Ciidanka Puntland oo Qarax miino lagula beegsaday dulleedka Boosaaso

ghaasCiidamo ka tirsan kuwa maamul gobolleedka Puntland oo ku sii jeeday buuraleeyda Galgala ayaa qarax lagula beegsaday deegaanka Bali-Khadar oo ka tirsan degmada Boosaaso, illaa hadda lama ogsoona khasaaraha rasmiga ah ee soo gaaray ciidanka Puntland.

Maamulu gobolleedka Puntland ayaa ka gaabsaday ka hadalka weerarka lala beegsaday ciidankiisa.

Maaha markii ugu horreeysay ee ciidanka Puntland la kulmo weeraro noocan oo kale ah, Kooxda Alshabaab iyo maleeshiyaad beeleedyo is garabsan ayaana dagaal adag kula jira maamulka Puntland deegaano ka tirsan gobolka Bari.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s