Cumar Cabdirashiid Waa Musharrax Madaxweyne.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta ku dhawaaqay in uu yahay Musharrax u taagan doorashada Madaxtinimo ee Soomaaliya.

Sharma’arke ayaa sheegay in haddii uu qabto hoggaanka dalka uu wax ka qaban doono , Arrimaha Amniga Caddaalada iyo dowlad wanaaga.

Musharraxnimada Ra’iisul Wasaare Sharma’arke ayaa ku soo beegmeysa xilli isaguna mar sii horreysay uu shaaciyay Musharraxnimadiisa Madaxweynaha  haatan talada haya Xassan Shiikh Maxamuud.

Sannadkii 2012-kii ayey ahayd markii si waddajir ah ay uga qeyb qaateen doorashadii xilligaas Madaxweynihii talada hayay Shiikh Shariif Shiikh Axmad iyo Ra’iisul Wasaarihiisii Cabdiwali Maxamad Cali (Gaas).

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s