Dowladda Soomaalida oo jaadka joojisay, Somaliland iyo Puntland oo diidday.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay joojisay jaadkii uga iman jiray dalka Kenya, sidaas waxaa warbaahinta u xaqiijiyay Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Cali Jaamac Jangeli.
Joojinta jaadka ayaa lala xidhiidhinaya shirka urur gobolleedka Igad oo Muqdisho ka furmaya asbuuca dambe. 

Maamulada Soomaalilaan iyo Puntilaan ayaa sheegay inaysan iyaga khusayn joojinta jaadka ee dowladda Soomaaliya, deegaannadoodana u jaadku sidii caadiga ahayd u iman doono.

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s