Faarax Macallin Oo Soo Dhoweeyey Joojinta Jaadka.

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee  Baarlamaanka Kenya Faarax Macallin  ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay ku joojisay Jaadka loo soo iib geyn jiray dalka Soomaaliya.

Faarax Macallin ayaa hoosta ka xariiqay in go’aanka dowladda Soomaaliya ee Qaadka la xiriira uu yahay mid wanaagsan isagoo hoosta ka xariiqay in dhallinyarada Soomaaliyeed Mustaqbalkooda uu lumiyay Jaadku islamarkaana ay haboontahay in dowladda Soomaaliyeed ay ku sii adkeysato Mowqifkeeda Jaadka.

“Waxaan kula dar daarmayaa dowladda Soomaaliya in in aysan ka laaban go’aanka ay ka qaadatay Jaadka” ayuu yiri Faarax Macallin.

5-tii Bishaan 9aad ayey dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday in ay si ku meel gaar ah u joojisay jaadkii Kenya uga iman jiray. 

 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s