Madaxwaynaha Jabuuti Oo Diyaaraddiisi Xummatay.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo maanta lagu waday in uu ka qeybgalo shir madaxeedka dalalka IGAD oo ka furmaya magaalada muqdisho ayaa ka laabtay Hawada Soomaaliya, kadib markii Cilad farsamo ay ku timid diyaaraddii siday wafdiga wafdiga Madaxweyne Geelle.

Safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadam oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa u sheegay in cillad farsamo ay soo wajahday diyaaradda, kadibna ay dhex ka laabatay.

Danjir Aadan ayaa yiri.”diyaaradda Madaxweynaha Qaranka Jabuuti hadda si nabadgalyo ay bey ku gaartay dalka Jabuuti, Cilad Farsamo ayaa soo wajahday, wuxuu qorshuhu ahaa in uu ka qeybgalo shir maradeexda IGAD, hadda waxaa matali doono Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalja Jabuuti oo ku sugan Madasha Shirka”.

Aadan Xasan Aadan ayaa bogaadiyay hormarka ay ku tallaabasatay Soomaaliya, isagoo arrin taariikhi ah ku tilmaamay in magaalada Muqdisho ay shir caalami ah isugu yimaadaan Madaxda Gobalka 26 sano oo burbur ah kadib.

Sirqarsoon@Gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s