Diyaaraddii Jaadka oo Muqdisho ka degtay toddobaad kaddib.

Diyaaraddii jaadka ayaa maalmo kaddib maanta dib uga soo dagtay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho iyadoona dib loo furay waddooyinka Caasimadda oo xirnaa iyaguna.

Arrintaan ayaa timid kadib markii Shir Madaxeedka IGAD uu shalay ka dhacay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Waxaana shirka kaddib kulmay Madaxweynayaasha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud iyo Kenya Uhuru Kenyatta oo ka wada hadlay arrimaha Xayiraadda lagu soo rogay jaadkii ka imaan jiray dalka Kenya iyo weliba baarista diyaaraddaha dalka Soomaaliya ka taga ee magaalada Gaarisa ee dhanka Kenya.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s