​Barroortu orgiga ka wayn; Ma taqaana sababta loogu mudahaaradayo dadka aan Tigreega ahayn.

Magaalada Garoowe maanta waxaa ka dhacay banaanbaxyo looga soo horjeedo dadka mid ah Qawmiyaddaha Itoobiya ee ku sugan gudaha Puntland.

Qowmiyaddaha Oromada iyo Xabashida ayaa banaanbaxyo waaweyn kala hor yimmid dowladda Ethiopia qaar badana waxay u soo carareen oo mucaaradkii ama dhallinyaradii banaanbaxaysay ah gudaha Somalia gaar ahaan deeggaanada Puntland. 
Maamulka Puntland oo kaashanaya waddaadada Alictisaam iyo dadka ku jira xeryaha barakacayaasha oo daruufaha dhaqaale looga faa’iideysan ayaa billaabay banaanbaxyo looga soo horjeedo dadka Oromada iyo Xabashida ah laguna abuurayo nacayb iyo la dagaallan cid kastoo Maamulka Tigreega danahiisa ka hor timaada.
Puntland lagama oggola banaanbaxyada uusan maamulku raalliga ka ahayn. Waxaana cad inuu maamulka Puntland banaanbaxan isagu soo abaabulay loogana soo horjeedo keliya ama lagu bartilmaammeedsan dad goonniya.
Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s